ugu yaraan 12 qof oo isugu jira ciidamada amaanka iyo dad shacab ah oo ku sugnaa goobta qaraxu ka dhacay, kaas oo sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ahaa.
Wararka qaar ayaa sheegaya in khasaaruhu intaa ka badanyahay, wuxuuna weerarka qaraxani kusoo beegmay xili dowladda Soomaaliya ay wado abaabul la doonayo in dagaal lagu qaado Al-shabaab.
Sidoo kale qaraxa ayaa dhacay Todobaad ka dib markii qarax iyo weerar lagu qaaday Madaxtooyadda Villa Somalia oo xarun u ah dawlada Somalia, kaas oo ay xukuumadda Xasan sheegtay in ay u saartay guddi wasiiro ah oo soo baadhaya qaraxaa.
info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com