Daawa1Kismaayo(Araweelo News Network)Al-shabaab ayaa la wareegtay Jaziirad dhinaca Badda ku taal oo kulaalay magaalada mihiimka ah ee Kismaayo ee dhacda Koonfurta Somalia. Kadib markii

 

ay halkaa iskaga baxeen Malayshiyo taageerta Maamulka Xasan Madoobe oo ka taliya Kismaayo.

Jaziiraddaoo lagu magcaabo Jawaa oo ah mid istiraatiiji ah, ayaa  qiyaastii dhinaca Badda 80 KM u jirta Kismaayo, waana Jaziiraddii 2-aad ee ay la wareegaan Al-shabaab, iyagoo hore ula wareegay Jaziiradda Kudhaa oo ku taal deegaankaa, taas oo u fududaynay in ay Al-shabaab weeraro kaga qaadaan meelo badan.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *