al-shabaab1Geddo(Arraweelo News)Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay ilaa shan magaallo oo Istaraatiiji ah ay kala wareegeen xarakada al-Shabaab. Kadib dagaalo ka socday

 

deegaamadaa maalmihii u danbeeyay.

Ciidamada Ethiopia oo hogaaminaya huwanta ciidamada AMISOM, ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaamada Rabdhuurre, Xuddur iyo Buur-Dhuubo, kuwaas oo ka tirsan gobolada Bakol iyo Geddo ee Koonfurta Somalia.

Xarakada Al-shabaab ayaan wax war ah kasoo saarin sheegashada guusha ciidamada AMISOM, balse waxa lagu baahiyay qaar ka mid ah shebekadaha taageera Al-shabaab in laba ka mid ah deegaamadaa ay qirteen in laga saaray, kadib khasaare kasoo gaadhay ciidamada huwanta ee Ethiopia oo hogaaminayay AMISOM. mana jiraan warar madaxbanaan oo sheegaya xaqiiqda waxa ka jira halkaa iyo xaaladu sida ay tahay.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *