-
Published On: Sun, Aug 8th, 2010

Hanbalyo Meher

Smiley face
Share This
Tags

images/stories/hanbalyo.jpg  Aabo Cali Xirsi Axmed, Hooyo Xaawo Maxamed Aadan  iyo caruurtooda oo kala ah Suhuur Cali Xirsi, Xamse Cali Xirsi, Madar Cali Xirsi, HodonBarwaaqo Cali Xirsi, Nasra Cali Xirsi, Khadra Cali Xirsi, Maxamed Cali Xirsi, Sadaam Cali Xirsi, Naasir Cali Xirsi, Ismaaciil Cali Xirsi,

 

Caasha Cali Xirsi  iyo Dhamaan Reer Cali Xirsi waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin hawada u marinayaan Khadar Qorane Iidaan Iyo Layla Maxamuud Jaamac oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 8 August 2010.
Waxayna illaahay uga baryayaan inay aqalgalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin.
Maxamuud Kayd Jaamac, Kiin Maxamed Abokor, Kowsar Maxamed Warsame, Raxiima Cabdi Yuusuf,  Muna Cabdi Yuusuf, Maxamuud Jaamac Warsame, Maxamuud Guuleed, Deeqa Saalax Axmed iyo Inanteeda cawo/ ayaan  C/raxmaan Cali, Kawsar Faysal, Aasiya Faysal, C/raxmaan Faysal, Hibaaq Axmed Maxamuud,  Aragsan Geedi Cismaan, Jimcaale Qorane Iidaan, C/nuur Qorane Iidaan . Dhamaan dadkaasi waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin hawada u marinayaan Khadar Qorane Iidaan Iyo Layla Maxamuud Jaamac oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 8 August 2010.
Waxayna illaahay uga baryayaan inay aqalgalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>