Tafatiraha iyo Hawdaeenada shebekada Araweelonews, Tafatiraha Guud ee Shabakada Gabileynews Saciid Cali Daahir, Saciid Khadar Cabdillahi, Axmed Aw Nuur Ducaale, Axmed Ciisood Axmed iyo Xaaskiisa, Cigaal Cismaan Almis iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Naciima Yuusuf Cilmi

,

 C/rasaaq Axmed Hayaan (ILkacase) Nimco Muxumed Ibraahim iyo Dhammaan Wariyayaasha, Hawlwadeenada iyo Shaqaalaha Gabileynews oo ku kala sugan Daafaha Aduunku waxa ay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan C/raxiin Axmed Carab iyo Xaaskiisa Guddoon Bashiir Muxumed oo todobaadkan Wiil ugu dhasahay Cisbitaalka guud ee Caasimada Hargeysa. waxaanay Wiilkaasi yar Eebe uga baryayaan in uu ka yeelo kii Dadkiisa, Dalkiisa iyo Diintiisaba Anfaca.

Aamiin…..Aamiin………Aamiin…..

Aabo Axmed Carab Nuur, Hooyo Xaawa Xirsi Hagar, Farduus Axmed Carab, Mukhtaar Axmed Carab, Muuse Axmed Carab, Fadxiya Axmed Carab, Edo Aamina Carab Nuur iyo Caruurteeda oo kala ah: Hibo Cali Cabdi, Nimcaan Cali Cabdi, Khadra Cali Cabdi, C/qaadir Cali Cabdi, Adeero Xaamud Carab Nuur, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Adeero Qaasim Carab Nuur,  Edo Xaliimo Carab Nuur iyo Caruurteeda oo kala ah: Mustafe Cabdi Nuur Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Adeero Colaad Cabdi Nuur, Malko Cabdi Nuur iyo Caruurteeda, Caydaruusa Cabdillahi Calli, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Aamin Cabdillahi Cali, Samsam Cabdillahi Cali iyo Odaygeeda Mahad Aw Kadleeye,waxa ay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan C/raxiin Axmed Carab iyo Xaaskiisa Guddoon Bashiir Muxumed oo Maanta Wiil ugu dhasahay Cisbitaalka guud ee Caasimada Hargeysa. waxaanay Wiilkaasi yar Eebe uga baryayaan in uu ka yeelo kii Dadkiisa, Dalkiisa iyo Diintiisaba Anfaca.

Aamiin…..Aamiin………Aamiin…..

Axmed Ciisood Axmed iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Siciid  Khadar C/laaahi.
Cigaal Almis Aw Xasan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Sagal Mustafe Xasan Nuur.
Cabdi Almis Aw Xasan xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Max’ed/Deeq Ibraahin Cige Xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Siciid Axmed Cali.
Mahdi Xasan Shiine.
C/naasir Daa’uud Cabdi(Daalo)
Max’uud Cabdi Jaamac Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
Max’uud Cismaan Max’ed.
Yaasiin Xuseen Ismaaciil.
Filsan Axmed Odowaa.
C/laahi Faarax Tubeen.
Mukhtaar Ismaaciil.
Yaxye Cali Aadan.
Dhamaan dadkaasi iyo asxaab kale oo tiro badani waxa ay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan C/raxiin Axmed Carab iyo Xaaskiisa Guddoon Bashiir Muxumed oo todobaadkan Wiil ugu dhasahay Cisbitaalka guud ee Caasimada Hargeysa. waxaanay Wiilkaasi yar Eebe uga baryayaan in uu ka yeelo kii Dadkiisa, Dalkiisa iyo Diintiisaba Anfaca.

Aamiin Aamiin Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *