-
Published On: Thu, Jun 9th, 2011

Hanbalyo Meher Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu Farax

Smiley face
Share This
Tags

Xaaji Maxamed Siciid Ducaale  iyo qoyskiisa, Nuux Siciid Ducaale & qoyskiisa, Ismail Siciid Ducaale & qoyskiisa, Xasan Ducaale iyo qoyskiisa,

Cabdirashid Maxamed Siciid iyo qoyskiisa, Siciid Maxamed Siciid iyo qoyskiisa, Saleebaan Maxamed Siciid iyo qoyskiisa iyo dhammaan reer Siciid Ducaale oo aan u kala hadhin – gudo iyo dibedba – waxay tahniyad kal iyo laab ah u hibaynayaan lammaanaha Axmed Nuux Siciid & Fahiima Cabdisamad Xakmi oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 7 June 2011; sidoo kalena waxa tahniyad taa la mid ah u diraya qoyska dhammaan saraaakiisha, hawlwadeennada iyo wakiillada Shirkadaha Dahabshiil, meel kasta oo ay joogaanba, waxayna Ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii isku raga ee lagu nasto  ee Ilaahay weynidiisa iyo weyneyntiisa ku unkama ee ku barakooba. Wiil iyo caano! Gabadh iyo Caano! Aamiin. Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>