-
Published On: Fri, Jun 3rd, 2011

Hanbalyo Gacal Iyo Sokeeyba Guurkiina Lagu Farax Meherka Maxamed Muuse Yuusuf (Maxamed Citiraaf) iyo Marwo Hodon Axmed Cali oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalada Hargeysa

Smiley face
Share This
Tags

Tafaftiraha shebekada Araweelonews Carraale M Jama , maamulka iyo hawlwadeenada

 

kala duwan ee shebekada waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan Meherka Maxamed Muuse Yuusuf  (Maxamed Citiraaf) iyo Marwo  Hodon Axmed Cali oo meherkoodu maanta 3 May 2011 ka dhacay magaalada Hargeysa
Waxayna leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo  Alif Mabruuk Aamiin Aamiin Aamiin.
Maxamed Cali Caamir (Maadhiin Tayuub) iyo dhamaan Ilama Cali Caamir waxay hanbalyo taa la mid ah u ditayaan  Meherka Maxamed Muuse Yuusuf  (Maxamed Citiraaf) iyo Marwo  Hodon Axmed Cali Waxayna leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo  Alif Mabruuk Aamiin Aamiin Aamiin.

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>