Wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Afhayeenka Madaxtooyada JSL Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Maxamed Cilmi Aadan ( Ilkacase )
Maareeyaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada, Marwo Aamina Maxamuud Diiriye
Agaasimaha Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar
Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL, Maxamed Xasan Xirsi
Madaxa Xafiiska Siyaada iyo Golayaasha ee Madaxtooyada JSL, Mudane Bashiir Cabdi Xariir
Agaasimaha Maamuuska iyo Xafladaha Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Saqadhi iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada JSL, waxay Hambalyo kal iyo lab ah gaadhsiinayaan Boqorka iyo Boqorada Mawliid Maxamed XAASHI & NIMCO MAXAMED DAAHIR  oo Meherkoodu 28/07/2011 ka dhacay Gobolka Awdal gaar ahaan magaalo madaxdiisa Boorama.

Dhamaan dadkani waxay u rajaynayaan Qoyskan Cusub Farxad iyo rayn-rayn iyo in uu Aqal galkooduna soo degdego oo ay kala helaan Ubad Khayr qaba oo dalkooda, Diintooda iyo Waalidkiiba Anfaca oo lagu nasto oo lagu nagaado. Alif Mabruuk

Amiin Amiin Amiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *