Hanbalyo Arooska  
Mr.  Siciid Maxamed Xaaji Maxamuud (Siciid Baradho) iyo Khadra Xaashi Aw Cabdi

Tafaftiraha Guud ee Shebekada Araweelonews Carraale M. Jamaac iyo dhamaan hawlwadeenada shebekada warbaahinta ee Araweelonews waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan Arooska Mr.  Siciid Maxamed Xaaji Maxamuud (Siciid Baradho) iyo Khadra Xaashi Aw Cabdi oo Aroosku  ka dhacay Huteelka Crown ee magaalada Hargaysa Sabtidii  July   23/7/2011, Waxayna  Ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii isku raaga ee Ubad khayr qabana kala hela ee Ilaahay weynidiisa iyo weyneyntiisa ku unkama ee ku barakooba. Wiil iyo caano,  Gabadh iyo Caano, Alif Mabruuk
Aamiin Aamiin Aamiin.
.
Hooyo Sahra Jaamac Yuusuf  iyo carruurteeda  oo kala  ah,
Idil Xaashi Aw Cabdi, Odaygeeda Rashiid Siciid  iyo  Carruurteeda, Maxamed Werdi Xaashi Aw Cabdi, Hodan Xaashi Aw Cabdi, C/rahman Xaashi Aw Cabdi, C/casiis Xaashi Aw Cabdi, Hana Xaashi Aw Cabdi, Cabdale Xaashi Aw Cabdi.

Dhamaan Reer Xaashi Aw Cabdi waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin  u dirayaan Arooska  Mr. Siciid Maxamed Xaaji Maxamuud (Siciid Baradho) iyo Khadra Xaashi Aw Cabdi oo Arooskoodu   ka dhacay Huteelka Crown ee magaalada Hargaysa Sabtidii  July   23/7/2011, Waxayna  Ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii isku raaga ee Ubad khayr qabana kala hela ee Ilaahay weynidiisa iyo weyneyntiisa ku unkama ee ku barakooba. Wiil iyo caano,  Gabadh iyo Caano, Alif Mabruuk
Aamiin Aamiin Aamiin.
Hanbalyo Aroos wacan

Rashiid Jaamac Yuusuf iyo carruurtiisa, Ruun Jaamac Yuusuf iyo carruurteeda, Shamis Jaamac Yuusuf iyo carruurteeda, Kinsi Jaamac Yuusuf, Shamso Xuseen iyo Caruurteeda, Hana Xuseen Jaamac,  Farax Aw Xasan Diiriye iyo carruurteeda, Ifraax Aw Xasan Diiriye iyo carruurteeda, Layla Ahmed Jaamac iyo carruurteeda,   Sahra Cabdi Shiil iyo carruurteeda, Axmed  Cabdi Shiil iyo carruurtiisa, Khadra Cabdi shiil iyo carruurteda,  Xaashi Cabdi Shiil iyo carruurtiisa,  Nuura Sulub Aw Cabdi iyo carruurteeda,  Aamina Baashe Aw Cabdi  iyo carruurteeda, Sureer Baashe Aw Cabdi iyo carruuteeda, Rooda Baashe Aw Cabadi iyo carruurteeda, Luul Siciid Muxumed iyo carruurteeda, Safiya Siciid Muxumed,Maxamed Siciid Muxumed, Cabdi Siciid Muxumed, C/rashiid Siciid Muxumed iyo Carruurtiisa, iyo   sidoo kale Asxaabta kala ah, Ubax Nuur Jide, Nimco Daynabo, Muna Baradho, Hibo Baradho, Asma Xasan, Ayaan Ahmed Jaamac, Khadra Maxamuud, Hibo Maxamuud, Idil Xaashi, Hodan Xaashi.
Dhamaan dadkaa oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo debediisa
waxay Hanbalyo  aan lasoo koobi Karin u dirayaan u dirayaan Arooska  Mr. Siciid Maxamed Xaaji Maxamuud (Siciid Baradho) iyo Khadra Xaashi Aw Cabdi oo Arooskoodu   ka dhacay Huteelka Crown ee magaalada Hargaysa Sabtidii  July   23/7/2011, Waxayna  Ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo qoyskii isku raaga ee Ubad khayr qabana kala hela ee Ilaahay weynidiisa iyo weyneyntiisa ku unkama ee ku barakooba. Wiil iyo caano,  Gabadh iyo Caano, Alif Mabruuk
Aamiin Aamiin Aamiin.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *