-
Published On: Mon, Mar 5th, 2012

Hanbalyo Dhalasho Maxamed Citiraaf Iyo Marwadiisa Hodon Axmed Cali Oo Wiil Ugu Dhashay Hargeysa

Smiley face
Share This
Tags

 	Hanbalyo  Meher Wacan Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyadda SomalilandTafaftiraha shebekada Araweelonews Carraale M Jama, Weriyayaasha,  maamulka iyo hawlwadeenada

kala duwan ee shebekadu dhamaan waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan Maxamed Muuse Yuusuf  (Maxamed Citiraaf) iyo Marwo  Hodon Axmed Cali oo Wiil ugu dhashay 4 March 2012 Magaalada Hargeysa, wiilkaa oo bixiyay Zekeriya Maxamed Muuse Yuusuf. Waxayna lIllaahay uga baryayaan inuu noqdo kii Diintiisa iyo Dalkiisaba anfaca.  Aamiin Aamiin Aamiin.
Sidoo kale Maxamed Cali Caamir (Maadhiin Tayuub) iyo dhamaan Ilama Cali Caamir waxay hanbalyo taa la mid ah u ditayaan  Maxamed Muuse Yuusuf  (Maxamed Citiraaf) iyo Marwo  Hodon Axmed Cali  oo Wiil ugu dhashay 4 March 2012 Magaalada Hargeysa, wiilkaa oo bixiyay Zekeriya Maxamed Muuse Yuusuf. Waxayna lIllaahay uga baryayaan inuu noqdo kii Diintiisa iyo Dalkiisaba anfaca.  Aamiin Aamiin Aamiin.

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>