Wasiirka Madaxtooyada JSL   Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,  Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,  Mudane Cabdi Xasan Madar,   Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada    JSL   Mudane Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi, Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye,  La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha  Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan,  Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL  Mudane Maxamed Xirsi Warsame (Digaale), Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL  Mudane, Abshir Xasan Xaashi

Dhamaan La-taliyeyaasha Madaxtooyada  iyo sidoo kale  Shaqaalaha ka Hawl-gala Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland waxay Hambalyo MEHER u dirayaan Boqorka iyo Boqorada Siciid Maxamed Jaamac iyo Xamda Cumar Cabdi oo meherkoodu ka dhacay khamiistii 08/03/2012 Hotel Mansour.

Waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkoodu soo degdego ee kala hela ubad khayr qaba iskuna raaga ee kala hela ubad khayr qaba oo dalkooda iyo diintooda anfaca. Aamiin Aamiin Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *