-
Published On: Sat, Sep 21st, 2013

Hanbalyo Aroos Wacan

Smiley face
Share This
Tags

Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe Ee Horyaal Caynaba Aden Dirir Geedi ,Maamulaha

Dugsiga Sare Ee Guutaale Secendary School Caynaba Cabdi Xaashi Xirsi,

Jaamac Aadan Ducaale,Raxma Xaamud X Maxamuud,Macalin Siciid Gaab,Maxamed Cabdi cali, Saalax Kaariye Axmed, Maxamed Axmed Cabsiiyo, Macalin Cali Khadar,Saleban Axmed Ciise Shuur,Cabdilahi Cabdi Xaaji Yuusuf Qaadiro Iyo Dhamaanba Macalimiinta Dugsiyada Sare Iyo Hoose Dhexe Ee Caynaba Waxaa Ay Hanbalyo Aroos Wacan U Dirayaan Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Saraar Caynaba

Jaamac Muuse Dheere

Iyo

Marwo Milgo Jaamac Muuse Oo Caawa Aqal Galkoodu Ka Dhacayo Magaalada Caynaba Ee xarunta Gobolka saraar

Waxaana Ay Leeyihiin dhamaanba Dadkani Noqda Kuwii Isku Waara Ubad Khayr Qabana Ilaahay Kala siiyo Aamin Aamiin Aamiin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>