Tafaftiraha Shebekaddaha Araweelonews.com, Arraweelo.com iyo shaashada ArraweeloTV Carraale Maxamuud Jaamac iyo dhamaan weriyaayaasha iyo hawlwadeenada shebekaddaha Arraweelooyinka iyo

 

Tafaftiraha Wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cabdi Cumar,Tifaftire-ku-xigeenka  Cali Jaamac Maxamed, Rashiid Cali Sheekh, Tifaftiraha Wargeyska Somalilandtoday C/fataax I Mursal, Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid Jeylaani, Tifaftiraha Shebekadda Somalilandpost.net  Khadar Iid Kaariye, Cabdiwahaab Cali Jaamac, Mustafe Maxamuud Diiriye iyo Cayni Aadan Cali Xirsi.
Dhammaantood waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska
Axmed Siciid Maxamed iyo Marwadiisa Nimco Cabdullaahi Cabdi oo arooskoodu habeen hore kadhacay magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.
Waxayna leeyihiin Noqda Reerkii lagu nastee lagu negaadee  isku waara abidkood,, ubad khayr qabana kala hela Alif Mabruuk. Aamiin Aamiin Aamiin.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *