Koos Siciid Cabdillaahi
Hooyo Aamina Cismaan Maax
Khadra Cismaan Maax
Koos Cismaan Maax
Hinda Cismaan Maax
Luul Cismaan Maax
Moko Cabdillaahi Maax
Waxay Hambalyo iyo boggaadin u dirayaan Khadar Xasan Hayaan iyo Marwadiisa deeqa Xuseen jaamac oo gabadhi ugu dhalatay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, gabadhaas oo loo bixiyay Amiira khadar Xasan, Soo barbaar oo noqo tII Dalkeeda, dadkeeda iyo diinteedaba Anfacda.
Aammiin Aamiin
Mustafe Maxamuud Diiriye
Shaafici Maxamuud Diiriye
Maxamed Maxamuud Diiriye
Ayaan Maxamuud Diiriye
Amaal Maxamuud Diiriye
Ikraan Maxamuud Diiriye
Idil Maxamuud Diiriye
Adna Maxamuud Diiriye
Waxay Hambalyo iyo boggaadin u dirayaan Khadar Xasan Hayaan iyo Marwadiisa deeqa Xuseen jaamac oo gabadhi ugu dhalatay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, gabadhaas oo loo bixiyay Amiira khadar Xasan, Soo barbaar oo noqo tII Dalkeeda, dadkeeda iyo diinteedaba Anfacda Aamiin Aamiin Aamiin