-
Published On: Fri, Mar 1st, 2013

Hanbalyo Meherka Idiris Muxumed Maxamed Iyo Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

Smiley face
Share This
Tags

Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), Garsoore
Xuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare Kabaydhe,

 

Musate Bille Ciise, Axmed Dayib Guray, Shucayb Muuse Allaale, Ismaaciil Galbeedi,  Xamse Ibraahin Guunbe, Axmed Ijo iyo  Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo  aan lasoo koobi karin U  Dirayaan Meherka Idiris Muxumed Maxamed iyo Deeqa Xasan Mahdi
Oo meherkoodu ka dhacay 28  /2/ 2013 Huteeelka Maansoor ee magalada Hargeysa, waxayna Illaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii  Aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo,  Ubad Khayrqabana kala hela Alif Mabruuk. Aamiin Aamiin Aamiin

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>