Waxa dhamaan qurba jooga Somaliland la ogaysiinayaa meelkasta oo ay joogaan inay ka soo qayb galaan shir telephone (conference call) oo ay qabanayso Dawlada Somaliland. Ujeedada shirkan telephoneku waxa weeye in madaxdu ka hadasho shirka London ee lagu soo casumay Somaliland iyo guud

ahaanba xaalada nabad gelyo ee waddanka. Shirka waxa ka hadlaya Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, Wasiirka Arrimaha Dibada, iyo Mudane Maxamed Nuur Caraale [Duur], Wasiirka Arrimaha Gudaha.
Shirku wuxu dhacayaa maalinta Axada, bisha February 5 – teeda:
A – Saacadu marka ay tahay 1-da durnimo ee Washington, DC
B – Saacadu marka ay tahay 6-da fiidnimo ee London
C – Saacadu marka ay tahay 7-da fiidnimo ee Amsterdam
D – Saacadu marka ay tahay 1-da duhurnimo ee Toronto
E – Saacadu marka ay tahay 7-da subaxnimo ee Australia (maalinta dambe ee Isniinta)
F – Saacadu marka ay tahay 9-ka habeenimo ee Hargeysa

Waxad aad soo wacdaa telephoneka waddankaaga ee hoos ku qoran iyo muftaaxan 152200# oo ka dhaxeeya dhamaan telephonada hoos ku qoran oo dhan, ha ilaawin marka aad muftaaxa garaacdo inaad garaacdo # calaamadan:

1 – Australia              – +61 1300 781 254
2 – Canada              – 1 559 546 1444
3 – France                – 33 (0) 1 8014 0660
4 – Germany            – 49 (0) 631 206 9400
5 – Netherlands        – 31 (0) 20 322 3010
6 – United Kingdom  –  44 (0) 784 843 2902
7 – United States      – 1 559 546 1401

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *