-
Published On: Mon, Apr 9th, 2012

Tirsigii Labaad ee Majalladda WEEDHSAN Oo La Daabacay La Xidhiidh Xarumaha, Ama Ciwaanada Aad Ka Hellayso

Smiley face
Share This
Tags


Dhammaan akhristeyaasha iyo macaammiisha warbaahinta kala geddisan ee WEEDHSAN Corporations, waxaannu ugu bushaaraynaynaa inuu ifka u soo baxay caddadkii Labaad ee Bil-laha WEEDHSAN, isla markaasna laga heli karo badiba maktabadaha iyo

goobaha wax-akhriska ee dhulalka Soomaalidu ku nooshahay. Faahfaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh, contact@weedhsan.com ama Teleefannada kala ah: +252 7 9330990, +252 2 4195585 ama +252 2 4160271. Mahadsanidin.

Abdirahman Yoonis

Maamulka © Weedhsan Corporation

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>