Dhamaan walaalahayga muslimiinta ah ee dawlad iyo shiciba leh, gaar ahaan Maayarka Zeiylac, dadweynaha Zeylac,  dawlada Somaliland iyo ummada Mudlimiinta oo dhan inay maanta isu taagaan daba-qabashada

 

taariikh da islaamiga ah een aduunka meel kale lagu hayn laakiin ZAYLAC ku darxumsysan.

Waa taariikh dahsoon oo dadka laga jeedshay hadii aduunyada kale meel kamidah ay ku oo lI lahayd ZAYLAC ay  meeshaasu noqon lahayd meel QANIYA oo aduunka oo dhami usoo dalxiistago.

Waa tacajib, waa taariikh da MASJIDKA  QIBLATEYN KA ee ZAYLAC ku YAAL oo markii ugu horaysay een arko ay saameyn WEYN  naftayda ku yeelatay kadib markaan daawaday baraamuj ay BBC TELEVISION ka diyaarisay masjidka iyo taariikh diisa halkaasoy dawlada Somaliland ay kala xidhiidheen wasiirkii qorshaynta ee Dawladii Rayaale. Waxaa NAXDIN igu noqotay in markay wasiirka waraysanayeen,  eey qiimaha iyo taariikhdu masjidku kufadhiyo uga warameen ay Nasiib Daro noqoto in markay yidhaahdeen idinkaa dawladiiya ee maxaad u daryeeli weydeen eed u secure garayn weydeen uu ugu jawaabo, “waxaan ubaahannahay kharash iyo fund aan ku sameyno”, ciduu kadoonayaana ay tahay cid dan kale iyo taariikho ka raadsanaysa.

Masjidkani waxa uu hagooganyahay taariikhda jiritaanka Islam ka asagoo ka turjimaya noloshii iyo jiritaankii Nebiga CSW ama la odhan karo waa siiradii Rasuulka oo nool. Waxaa uu cadayn uyahay waxyiga iyo Quraan ka oo labadii ayuu isu xidhayaa. Waxaa kale oo arin aad uweyn ah inuu cadaynayo in Asxaabtii soo haa jirtay meeshay kasoo dageen ay ZAYLAC tahay oo dadkuna muslim markasta ahaayeen ayagoo ahaa qaar horay u aqoonsanaa oo sugayey BUSHAARADDAN taasoo aan ahayn wax yar meeshuu aduunka dhan uga dooray Nebigu CSW  Asxaab tiisa nebedgelyo ahaan. Dadka qaar ayaa uhaysta Ardul Xabuush ama Abyssinia meel meesha kabaxsan oo itoobiya ah, maaha sidaas ee Arliga oo dhan ayaa Ardul-Xabush la odhan jiray intaanay diin iyo dad ahaan la kala bixin.

Masjidkanu  waxuu mucjiso u yahay cidii caqli diimeem sidata iyo cid kastoo jecel taariikh da iyo Siirada amase jecel inay xifdiyaan taariikhdooda SOOYAALKA ah.

Waxaan ugu dambayntii walaalahayga muslimiinta ah ku Boorinayaa inay Af iyo Adinba ka gaystaan soo noolayta masjidkan iyo taariikhdiisa.

By sociologist Saeed Issa Eleyeh

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *