Professor Iid Cali Salaan oo kamid ah aqoonyahanada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Dibaddiisa gaar ahaan magaalada London balse hadda  ku sugan magaalada Hargeysa waxa uu ku wargalinayaa aqoonyahanadii ay isku xilliga ahaayeen gaar ahaan

ku wiiay wax ka wada barteen Schoolka Sheekh ee caanka ah xiliyadii uu dalka maamulayey Ingiriisku ee uu Dugsiga  Sheekh macalinka ka ahaa ninkii la idhan jiray Darlington in la qaban doono xaflad balaadhan oo ka dhicidoonta haddii eebe idmo Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa 20 bishan aan ku jiro

sida uu sheegay Professor Iid Cali Salaan oo kamida saraakiisha
sarsare ee maamulka hay’adda Darlington foundation/Gacmadheere
xafladdaasi waxaa diiradda lagu saaridoonaa qaadhaan loo uruurinayo
sidii loo taageeri lahaa dhalinyarada dhamaysatay waxbarashada
dugsiyada sare,  balse aan awoodda u lahayn inay u babac dhigaan
kharashaadka faraha badan ee laga qaadayo ardayda dhigatay
Jaammacadaha dalka sidii looga bixin lahaa kharashaadkaasi.sidaa
darteed Professor Iid waxa uu asxaabtii ay isku ciyaal sheekh ahaayeen
iyo inta kale ee ay is garanayaanba inay kala soo xidhiidhaan
Address-yada hoos ku qoran oo kala ah sidan.

Tel+252-7-9070013     Somtel

Tel+252-2-424921

EmailL:eid.consultancy@yahoo.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *