Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigtay waxqabadka wasaaradaha Ha’yadaha dawliga ah ee sadexdii bilood ee la soo dhaafay, taas oo qayb ka ah balanqaadkii xiligii Ololaha doorashada eek al hore Madaxweyne Siilaanyo ugu balanqaaday shacbiga in waxqabadka

 

xukuumaddiisa
saddexdii biloodba mar dadweynaha losoo bandhigayo.
sadexda  wasaaradood ee Kaluumaysiga xanaanada Xoolaha , Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka  ayaa waxqabadkoodii saddexdii biood ee u danbeeyay u qornaa sidan:-

Wasaaradu waxay soo saartay saddexdii bilood ee ina dhaaftay dakhli dhan $38,123 Dollarka maraykana ah.
Waxay dib u dhis iyo dib u habayn ku samaysay qayb ka mid ah xarunta EX NEC FISH BERBERA oo ay ka dhistay dhisme wayn, kaasoo deyrna ay ku soo wareejisay.
Waxay la kulantay hay’adaha FSNAU, WOLRD BANK, USAID & FAO, waayna ka wada hadleen kor uqaadida adeega bulshada.  

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

13.
si ay uga hawl galaan lana tacaalaan dhibaatooyinka caafimaad ee ka jira deegaanada xoolo dhaqatada ee goboladaas. Isla markaana wasaradu waxay u dirtay afar kooxood gobolka sanaag si ay uga hawl galaan talaalka wasaarada waxaa ka taakuleeyay gurmadka gobolada sannaag, haayada caalamiga ah ee loo yaqaan AU-IBAR.
Waxaa kaloo la qabtay mashaariic rarid, dajin iyo hadhadh laga fuliyey Awdal, Gebilay, Wajaale, Berbera, Burco iyo Laascaanood.
Waxaa kale oo la fuliyay kawaano casri ah magaalo madaxda gobalka Awdal ee Boorame oo la dhamaystiray, isla markaana kawaan kale oo casri ah laga bilaabay Magaalo madaxda gobolka Tog-dheer e  Burco. Waxa dayr lagu wareejiyay Saylada iibsiga xoolaha ee Hargaysa.
Waxa kale oo wasaaradu dejisay sharcigii Baadhista iyo illaalinta caafimaadka hilibka oo laga ansixiyay Golaha wasiirada haddana horyaala Golaha Baarlamaanaka,

Tirada xoolaha la tallaalay 19 april 2011 ilaa 19 may 2011  ee Gobolada Sool,  Saaxil Awdal, Togdheer  iyo M/jeex Waxay Dhanyihiin 419407 neef
Tiradda xoolaha la daweeyay, gobolada M/jeex, awdal, saaxil, togdheer iyo sool laga bilaabo 19 april ilaa 19 may 2011 ee Gobolada Sool,  Saaxil Awdal, Togdheer  iyo M/jeex Waxay Dhanyihiin  350785 heads
Tirada xoolaha la talaalay gobolka sanaag 26 may ilaa 10 june 2011 ee Gobolka Sannaag  kuwaas oo laga talaalay Xanuunada Sambabka Riyaha waxa laga talaalay 17736 heads  iyo Furuqa riyaha iyo idaha oo isna laga talaalay 30592 heads

Tirada xoolaha  la daweeyay ee gobolka sanaag 26 may ilaa 10 june 2011 gaar ahaan Adhiga oo dhan 62158 iyo Geela oo isna ah 3640
Fiiro gaar ah: Waxaa laga daweeyay cudurada gufac, raaf-dilaac, caal, shilin, nabaro, shuban, dhukaan, shimbir iyo guudaan.
Dhismayaasha rogida iyo raaritaanka xoolaha ee la dhameystiray 
Wasaaradda Hawlaha Guud & Gaadiidka

14.
Wasaarady waxay hirgelisay Waddada makhaayadda Inanta-Berbera
-Waddada Laascaanood-Gambadha (qaybtii 2aad)
-waddada Oog-Laascaanood.
-Dayacritka biriijka 1aad ee Burco.
-Dib u hagaajin briijka ceel-la-helay oo daadadku waxyeeleeyeen.
-Dayactirka wadada makhaayad inanta Hargeysa.
-Dayactirka wadada Oog-Burco.
Waxa dhismaheedii socdaa waddada Dila-Tuli (4km oo ka bilaabma Dila) Kharashka ayaa dibu ga dhcay, qalabka qandaraasluhuna wuu cila badan yahay, inuu qalab kale kirayasna ma ogola.
Waxa la bilaabayaa dayactirka waddada tuulada Crusher – Hudusa.

Lasoco——-

Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com   
shalcaw2@hotmail.com

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *