Muj Cali Guray waxaan is idhi wax badan ayuu ogyahay oo dadka qaar aanay ogayn  mujaahidku sidaan ku aqaan  waa nin aad iyo aad u hanwayn oon qaadan qadafka iyo cadaalad darada iskana iloow inuu noqdo kaaba qaade intaasiba maaha qaar aan iska idhi waxaase kuu iftiiminayaa

 

waayihii siyaasadeed ee mujaahidka1. muj isagoo sarkaal sare ah ayuu taliskii maxed  siyaad barre xabad kala hor yimid 2. wuxuu ka dhaqaaqay oo duhur cad isaga baxay xisbiga kulmiye waana la wada ogaa sababihii dhaliyay arinkaas may ahayn waxuu isagu qof ahaan ka waayay ee waxay ahaayeen cadaalad daradii ay saaxiibadii kala kulmeen hogaankii  xisbiga  dulucda maqaalka markaan u soo noqdo waxaan in badan is waydiiyay sababta marka muj cali guray kalmad yidhaahdo 150ka qof ugu jawaabaan iyagoo qaylinaya   mid kalena waan is waydiiyaa sababta marka muj , Cali Guray uu hadal dhaliil ah ugu jeediyo xukuumadda kulmiye  ay ugu jwaabi waayaan iyagu ileen cida u la hadlayaa waa xukuumadee lamuu hadlayn odoyaal iyo xaafad gaara.

 

burcee  yaan siyaasada iyo milgaha la inaga xumayn dadkan waxaan odhan lahaa ha noqonina awr kiraalayaal cida lala hadlayaa ayaa jawaabta leh marka xukumad la soo hadal qaado jawaabta iyaga laga sugayaa maaha inay u jawaabaan dadaanu garanayno oo faraha dufan ku leh waa dhadhamo raac  aan ogayn meel la isla marayo iyo odayada bariga burco hadii  la doonayo in xaafad xaafad la isagu jawaabana taasi wax macquul ah maaha waa dawladnimada aynu halkaa dhigno taasna maan filayo inay jirto cid lagaga badinayo iyo nin ay ugu badinayso toona   hadalkayga waxaan ku soo gunaanadayaa jawaabta cida iska leh haloo daayo hadiise xaal sidan mar walba noqdo oo jawaabta cidaan lahayn loo dhiibo waxay ku dambayn dooontaa waxaanu garanayno waa in ay masraxa soo galaan dad sacabka badhqiya, isla markaana  lagu wada hadlo xumaan wasalaamu calykum
saadaad aadan cismaan   
saadaad@msn.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *