Waa wax lala yaabo in maalinba waxaanu shaqo ku lahayn inuu ka hadlo Ninka Wasiirka ka tirsanaa kooxdii Ina Rayaale oo dalka laga soo gaadhay markay sidii diirta feenteen. Hadaba Ina sulubow hore ayaad u sheegtayoo  ugu nabad gashay ereyo aad badheedh u tidhi oo xambaarsanaa

cuqdad iyo calool xumo kugu raagtay oo sidii Dabsinka kugu dhex jiray,  Islamarkaana caqligaaga gaabani kusiiyay inaad nin xijaabtay oo wuxuu lahaa xumaan iyo samaanba la god Galay aad ummad sheekh iyo shariif, rag iyo dumar isla hortaagtay(Geeridii  ina Cigaal waan faa,iiday), waxaad  is lahayd dad baad ku heli doontaa, balse waad  Kuna ku guuldaraysatay taa.
Waxa haddaba kuu nusqaana inaad garan weydo oo dadka aad maanta wax u sheegaysaa inay  yihiin kuwii shalay ku bartay doraadna ku Yiqiinay waxaad ka shaqeyn jirtay,Waxaan haddaba kuu sheegayaa Ina Sulubow dadka deegaanka Baligubadle kaagama baahna inaad u hadashid iyo taageero toona oo  dawladii ay soo doorteen ee waliba sida buuxda uga dhex muuqdaan muruq iyo Maalna ay la garab yihiin  oo ay is ogol yihiin ayay hoos joogaan inaad usoo doonyaysato inaad wax ka sheegto toona kaagama  baahna oo Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay oo kala hadlay dawladii ay arrintaasi khusaysay, waxase Kaaga baahan wax u sheega naftaada iyo kooxdiinii Illaahay ummadan iyo dalkan kasoo gaadhay.
Waxan kusoo gabagabeynayaa Takarta kugu taagan kama taliside tukale oo kaa fogbaan tilmaantaa

Wa bilaahi tawfiiq

Nagiib Muuse Axmed

Berbera/Somaliland

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *