554828_459709344056388_1806254322_a.jpgHargeysa(ANN) Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka DALSAN  Eng, Ismaaciil Aadan Cismaan, ayaa u magcaabay Afhayeenka heer qaran ee Ururka Mr. C/kariim C/llaahi Xaashi Cilmi . sidaana waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay  shalay Xafiiska xarunta DALSAN ee Hargeysa.

Qoraalkaa oo gudoomiyuhu ku saxeexanyahay, waxa lagu faray inay dhamaan gudiyada gobolada ee Dalsan la shaqeeyaan Af-hayeenka loo magcaabay xilkaa wixii ka bilaabma taariikhda lasoo saaray qoraalkaa. Kaas oo gudoomiyuhu ku sheegay  in kadib markii uuarkay  kartidiisa, waaya aragnimada uu hawshaa u leeyahay, taageerada uu Ururka Dalsan u hayo   iyo aqoontiisa, isla markaana xaqiiqsaday  baahida loo qabo xilkaa, isagoo ka duulaya dastuurka Ururka Dalsan uu xilkaa u magcaabay C/kariim C/llaahi Xaashi Cilmi, laga bilaabo 7 July 2012, wuxuuna Ilaahay uga baryay inuu xilkaa u fududeeyo.
Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Gudoomiyaha ayaa ahaa sidan hoos ka muuqata.
https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13878389ff6e412e&attid=0.1&disp=inline&realattid=e0c05cce7597ca2d_0.1&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1342046865312&sads=GuAgFYfY0C3aJcJu3ws7WqXcT0M

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *