https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13769697dce986ab&attid=0.2&disp=inline&realattid=f_h2futi2h1&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1337504584195&sads=3Yk1XBqckj4aIbpApWQ-fxibR3Y

Hargeysa (ANN)- Dukaanka loogu magac daray shirkadda dharka ka ganacsata ee dalka Maraykanka ee Diesal oo laga furay Hargeysa, ayaa dib-u-habayn ballaadhan lagu sameeyey, iyadoo la keenay noocyada dharka iyo kaba xaraga loogu talogalay oo kala duwan.

https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13769697dce986ab&attid=0.7&disp=inline&realattid=f_h2futi3g6&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1337503569038&sads=jAnrKCkCGtg-s_uer-Si7l3qbIc

Dukaanka Diesel oo ah mid casri ahm isla markaana loogu talo galay in lagu iibiyo dharka iyo kabaha xaragada iyo sidoo kale Sports-ka oo badhtamihii bishii March ee sannadkan 2012 Hargeysa laga furay, ayaa dib loo furay. Kadib markii uu in muddo ah xidhnaa, iyadoo  lagu sameeyay balaadhin,   qalabayn iyo dib-u-habayn, waxaana mar kale maanta dib looga furay dabaqa Hoose  ee fooqa   Ismaaciil Hindi ee wadada Togdher ee caasimadda Hargeysa, iyadoo   lagu iibinayo dharka kala duwan, kabaha, kiriimmada madaxa, qalabka ciyaaraha iyo dhamaan agabka  lagu xaragoodo sida muraayadaha indhaha oo noocyo kala duwan ah.

https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13769697dce986ab&attid=0.6&disp=inline&realattid=f_h2futi3a5&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1337503635699&sads=IlUtNJRUV82yBKRIsxwps3GVcPk

“Dukaankan aannu furnay waxaannu ugu tallogalnay in aanu dhallinyarada iyo dadka kaleba u keeno dhar casri ah, kabbo tayo leh, qalabka ciyaaraha, lebiska  xarradaga, Dukaankan  waxaanu ugu magacdarnay shirkadda weyn ee Dharka casriga ah ee caalamka ugu tayada fiican samaysa  oo ah  DIESEL, waxaannanu jecelnahay in qofka dukaankayaga soo booqdaa uu ka heli doono dhar iyo kabo cajabiya oo tayadoodu sarayso.” Sidaa waxa yidhi maamulaha dukaanka Diesel Maxamed Xuseen Jaamac (Roodhi) oo sharaxaad ka bixinayey dukankooga cusub ee Diesel. Ee Hargeysa laga furay.
Maamulaha dukaanka Diesel, waxa uu caddeeyey inuu dhalinyrada iyo carruurtaba dukaankoodu u hayo dhar iyo kabo tayo leh oo ay in muddo ah ku xaragoodaan, isagoo xusay inay ku dedaali doonaan sidii ay caasimadda Hargeysa u keeni lahaayeen dhar nooccyo kala duwan ah oo ay samayso shirkadda caanka ah ee Diesel ee looga bartay dharka tayada leh iyo kabo tayadoodu saraysaba.

https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13769697dce986ab&attid=0.8&disp=inline&realattid=f_h2futi3m7&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1337503720225&sads=U3X96jBPZmEFgAU3Q9J9TDqzVSkDhinaca dirayska iyo lebiska Dumarka gaar ahaan hablaha ayuu sheegay inay safaradooda danbe .

https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13769697dce986ab&attid=0.15&disp=inline&realattid=f_h2futi4s14&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1337503800749&sads=V22wuuBB0MKpWux4qhTwNzDnAWk

https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13769697dce986ab&attid=0.16&disp=inline&realattid=f_h2futi4v15&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1337503844430&sads=HdgItc4IBaJpkLzhMLliaAEJ-gI

https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13769697dce986ab&attid=0.17&disp=inline&realattid=f_h2futi4y16&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1337503968829&sads=XvGLxSOzNcptuIy2PEb5wZIwIF0

https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13769697dce986ab&attid=0.9&disp=inline&realattid=f_h2futi3s8&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1337504022645&sads=Ejt7xNFNIgEyYz54LjjXgklVkwY

Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh
Mobile 00 252  2 442 8803
00 252 2 4001325

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *