muqaalada cunsiyada1London(Araweelo News Network)Dhacdo yaab leh oo daaha ka fayday cunsiyada dadka cadaanka ah ee Britain ayaa lagu baahiyay Idaacadda BBC-da. Kadib markii la helay

muuqaalo ay duubtay Camara mid ka mid ah shaarcyada ugu waaweyn Scotland ee magaalada Glasgow city suuqa caanka ah Sauchiehall Street.
Brave: Melo is heard to say 'leave me alone, what have I done? I know I'm black and I'm proud'Muuqaalka oo si weyn uga cadhaysiiyay dadka Madawga ah eek u nool UK iyo kuwa kale oo dacalada dunida ku nool oo markii ay daawadeen laba nin oo Scottish ah six un u garaaceen heesaaga madawga ah ee lagu magcaabo Melo.
Halkan Ka Daawo dhacdadaa oo si weyn usoo jiidatay dareenka mujtamaca aduunka.
Riix Halkan

 

by AXlaam Mohamed

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *