Boggaa caanka ee facebook kaas oo ay isticmaallan dad ka badan 1 bilyan qof ayaa wax uu xusey sannada guuraddii ka soo wareegtey aasaska shabakaddan wax aanu uu soo bandhigey sawirka ugu like badan(sawirka dadka oo dhan ka heleen ) kaas oo noqodey sawirkan micheal obam ay u hambleyneyso saygeedda obam .sawirka ayaa wax laga qaadey markii obam ku guuleystey doorshaddii labad ee white house ka sawirkan wax uu noqodey midda dadka aad u soo jiitey oo ah midd jacayl iyo farraxad badan ka muuqto obam iyo xaaskisa. Guulkas oo nin gaadho wax ka danbeysa gabdh 1794655_10202303984738659_2068248929_n

 

by Axlaam Mohamed

 

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *