
muuqaalo ay duubtay Camara mid ka mid ah shaarcyada ugu waaweyn Scotland ee magaalada Glasgow city suuqa caanka ah Sauchiehall Street.Muuqaalka oo si weyn uga cadhaysiiyay dadka Madawga ah eek u nool UK iyo kuwa kale oo dacalada dunida ku nool oo markii ay daawadeen laba nin oo Scottish ah six un u garaaceen heesaaga madawga ah ee lagu magcaabo Melo.
Halkan Ka Daawo dhacdadaa oo si weyn usoo jiidatay dareenka mujtamaca aduunka.
Riix Halkan
by AXlaam Mohamed