Waxa aanu ugu baaqaynaa dhamaan bulsha waynta Somaliland ee sweden Zakariya Wacays: Gudoomiyaga Daladda Sida lawada ogyahay waxa
dhawaan la xusi doonaa sanadguuradii 20 aad ee ka soo wareegtay gooni istaagii Somaliland. Si loo tuso Beesha Caalamka madaxbanaanidaas in aan dib looga noqanayn waxa lagu qaban doonaa dalkii Somaliland iyo dibadaba ama qurbahaba mudaaharaad aad u weyn oo lagu muujinayo taageerada iyo rabitaanka Bulshada Somaliland meel kasta oo ay joogaan taas oo ay ku doonayaan in Beesha Caalamku uu siiyo wadankooda Ictiraaf ama madaxbanaani buuxda.

 

Si taas aan uga qayb galno reer Sweden ahaan waxa aanu ugu baaqaynaa dhamaan bulsha waynta Somaliland ee sweden garaarahaan caasimada iyo nawaaxideede in aad siisaan mudnaan gaara in aad nagala qayb qaadataan fariinta qarankeena ee ah in aan muujino mawqufkeena iyo qaranimadeena muqadaskaDaawanayoow waa dalkaagii
Goobta: Stockholm
Mynt tårget oo ku yaala kasoo horjeedka wasaarada arimaha dibada iyo oppra huset
Taariikhda: 18-5-2011
Wakhtiga: 11.00- 13:30
Waxii Faahfaahina kala xidhiidha Masuuliyiinta hoosku qoran
Sweden (Uppsala) 22nd May 2011 (16:00-1200) Zakariye: 0046 73553 9226

Sweden (Stockholm) 20th May 2011 (16:00-10:00) Mohamoud: 0046 73 580 3818

Sweden (Örebro) 21th May 2011 (16;00-12:00) Fuad: 0046 7621 08 502

Sweden (Jönköping ) 21th May 2011 (16;00-01:00) Wadaadyare: 0046700789340
.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com
shalcaw2@hotmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *