Nin Macaash Badan Ka Helay Saacdo Kooban Hindise Garmaan Uu Ku Qoray “Wuu Dhintay Usama Bin Laden”

Harary, oo ah 23 jir, wuxuu ka sameeyay New York wax yaab leh markii uu maqalay Axadii inay ciidamada kamaandowsta ee Maraykanku Binu Laden ku dileen pakistaan, wuxuuna markiiba si deg deg ah u bilaabay inuu u sameeyo website, si uu ugu iibiyo garmaanta uu ku qoray “bin Laden is dead”, binu Laden wuu dhintay.
Mr. Harary wuxuu iibiyay 10,000 T-shirts, Garmaan, isagoo midkiiba siiyay $ 12, wuxuuna Isniintii gaadhay inuu iibiyo dhamaan garmaantii uu sameeyay, oo uu ka macaashay 120,000, iyadoo ay dadka maraykanku la yaabanayeen waxa la dilay maskaxdii ka danbaysay qaraxyadii 9/11, kuwaas oo aan qaarkood weli rumaysanayn.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com
shalcaw2@hotmail.com