Shirgudoonka Wakiiladda Somaliland Oo Si Wadajir U Ah U Shaacinaya In Lasoo Afjaray Khilaafkii U DhexeeyayHargeysa(Araweelo News Network) shirgudoonka golaha wakliilada ayaa la filayaa in ay goor dhow si wadajir ah u shaaciyaan in lasoo afjaray khilaafkii u dhexeeyay Gudoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro iyo labadiisa

ku xigeen Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Xuseen, kuwaas oo khilaafkoodu ka dhashay isku shaandhayn gudoomiyaha Wakiiladu ku sameeyay gudiyada golahaa. Soo afjarida khilaafkan ayaa ka danbaysay kadib markii ay ka hawlgaleen Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, Madaxweyne Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici iyo xildhibaano. Shirjaraaid oo ay wadajir ugu shaacinayaan shirgudoonku ayaa la filayaa in ay goor dhow ku qabteen xarunta Golaha Wakiiladda.

Halkan Riix

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *