Ibraahin Jaamac Samatar1Boorama(Araweelo News Network) Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Awdal ayaa si kulal uga jawaabay dhawaaq kasoo yeedhay Xildhibaan Mataan Hoori oo ka mid ah

 

mudanayaasha golaha wakiilada ee xisbiga WADDANI, kaas oo dhaleecayn u jeediyay safarkii Madaxweynaha Somaliland iyo wefdigiisu ku mareen dhowaan gobolka Awdal, isla markaana uga gudbeen dhinaca xeebaha bariga Somaliland ee Sanaag.
Halkan Ka Daawo jawaabta Suldaanka Riix.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *