Suldaan Cabdiraxmaan isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid xaaskiisi MARXUUMA JAMIILA CABDILAAHI CALI oo ku geeriyootay Dalka Ethiopia.
Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taasi la mid ah u dirayaa Eheladii, Qoyskii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridaasi.
Madaxweynuhu waxa uu Marxuumada Illaahay uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Suldaanka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN