Muqdisho(Araweelo News Network)Fadhigii xaasaasi ah oo ay isugu yimaadeen maanta Baarlamaanka Somalia ee xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho, ayaa cod aqlabiyad ah ku meelmariyay in kalsoonida
lagala noqdo Xukuumadda Raysal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.Kulanka oo ahaa mid xaasaasi ah, waxa kasoo qeybgalay ilaa 250 xildhibaan.
Halkan Ka Akhri Warbixin dhamaystiran Riix