Muqdisho(Araweelo News Network) Khilaafka Madaxda Somalia ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Raysal Wasaare Saacid, ayaa sii xoogaystay, wuxuuna khilaafka
siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxda Somalia fursad weyn ka helay kooxda Al-shabaab, kuwaas oo weeraro iyo hawlgalo ku ekeeyay deegaamada Koonfurta ee jubooyinka iyo badhtamaha Somalia.
Halkan ka akhri Faaqidaada dhacdooyinkaa Riix