Hargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay maanta wakiilka qaramada Midoobay u
qaabilsan Xaga Horumarka iyo Binu-Aadanimada ee Somaliland iyo Somaliya Mr. Philippe Lazzarini.
Kulanka Madaxweynaha iyo Wakiilka qaramada midoobay waxyaabaha ay ka wada hadleen halkan ka Daawo Riix