ku geeriyooday Magaalada Boorama.
Madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA ku tilmaamay Aqoon yahan ka baxay qaranka, oo door muhiim ah ka soo qaatay Dib u dhiskii Dalka iyo dib u heshisiintii beelaha Somaliland.
madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA ILLAHAYA uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN