Gudida Nabad gelyada ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa waxa uu ogaysiinayaa dhamaan Guddiyada Nabad gelyada ee Degmooyinka Caasimada Hargeysa, iyo Ilaalada Xaafada

 

Hargeysa in ay diyaar ku noqdaan Maalinta Sabtida ee bishu tahay 26/10/2013 degmooyinka xaafadaha ay ka tirsan yihiin, halkaasi oo ay ku soo mari doonaan gudida nabad gelyada Caasimada Hargeysa, oo uu weheliyo Maayarka Caasimada Hargeysa,
Halkaasi oo lagala hadli doono arrimo khuseeya dhanka nabad gelyada, xaafadaha ay ka tirsan yihiin

Hadaba waxa lagu adkaynayaa in ay waqtiga dhowraan kuna diyaar ahaadaan goobahooda

Alla Mahad Leh.

Gudoomiyaha Gudida Nabadgelyada ee caasimada Hargeysa
Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare)

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *