Tense Negotiations in Alabama Kidnapping
USA(ANN) A tense standoff in rural Alabama involving a man with a history of violent behavior and a 5-year-old boy he abducted from a school bus is unlikely to end…
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
USA(ANN) A tense standoff in rural Alabama involving a man with a history of violent behavior and a 5-year-old boy he abducted from a school bus is unlikely to end…
If they are men of honour with an ounce of self-respect, both the Somaliland Foreign Minister, Mohamed Abdillahi Omar and his colleague at Home Affairs, Mohamed Nur Araale “Duur” would…
Paris(ANN)Dowlada Faransiiska ayaa shaacisay dhimashada sarkaal kaga dhaawacmay hawlgalkii ay ciiidamadooda Kamaandoostu ku qaadeen Degmada Buulo-Madheedh ee Shabeelle ee Koomfurta Somalia. kadib hawlgal ay doonayeen inay kusoo furtaan
Hooyo Sahra Xaashi Muuse, Amaal sacad muuse iyo saygeeda saaq sacad muuse iyo xaaskiisa,Hoodo sacad muuse, Cabdi kariim sacad muuse iyo xaaskisa, Maxamed sacad muuse iyo xaaskiisa, Ibraahim sacad muuse…
Ka hor inta aanan ka hadlin gumaysiga waxaan doonayaa in aan wax ka taabto xukumidda. Xukun حكم waa erey afka Carabiga ka soo jeedaa in kasta oo ay ila tahay…
Hargeysa(ANN)”Dawlada Somalia iyo dadkeeda waxaynu ka rajaynaynaa inay garwaaqsadaan inaynu u tashanay masiirkii ummadeena xaqna u leenahay, mana jirto cid jujuubi kartaa.
Muqdisho(ANN)Taliska Ciidanka Booliska Somalia ayaa sheegay in aanay wax saamayn ah ku yeelanayn ammaanka Magaalada Muqdisho weerarada Ismiidaaminta ah ee Al- Shabaab ay ku soo qaadaan Gudaha Magaalada Muqdisho.
Baydhabo(ANN)Al Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Bar Kontarool oo Ciidamada dolwadda ay ku leeyihiin Magaalada Baydhabo Gaar ahaan deegaanka loo yaqaanno Goof Gaduud ee Gobolka Bay, iyadoo ay ciidamo…
Hargeysa(ANN) Kumanaan dadweynaha ku dhaqan magaalada Caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa maanta isu soo baxay shaaracyada waaweyn ee magaalada Hargeysa, iyagoo dareenkooda ka bixinaya dhawaaqa dawlada Britain dhowaan ku sheegtay
“In the name of Allah the most merciful the most gracious: Thanks to Allah, prayers and peace be upon his prophets and messengers.