Date archive forJanuary, 2013
By info On Thursday, January 31st, 2013
0 Comments

Tense Negotiations in Alabama Kidnapping

USA(ANN) A tense standoff in rural Alabama involving a man with a history of violent behavior and a 5-year-old boy he abducted from a school bus is unlikely to end quickly, law enforcement officials said Thursday. More...

By info On Thursday, January 31st, 2013
0 Comments

Somaliland:If they are men of honour Dr. Omar and Duur Should Resign,By MGoth

If they are men of honour with an ounce of self-respect, both the Somaliland Foreign Minister, Mohamed Abdillahi Omar and his colleague at Home Affairs, Mohamed Nur Araale “Duur” would resign.  More...

By info On Thursday, January 31st, 2013
0 Comments

Faransiiska Oo Shaaciyay Sarkaal Kaga Dhaawacmay Hawlgalkii Fashilmay Ee Buula-madheedh Oo Dhintay Iyo Qaabkii Uu Weerarku U Dhacay

Paris(ANN)Dowlada Faransiiska ayaa shaacisay dhimashada sarkaal kaga dhaawacmay hawlgalkii ay ciiidamadooda Kamaandoostu ku qaadeen Degmada Buulo-Madheedh ee  Shabeelle ee Koomfurta Somalia. kadib hawlgal ay More...

By info On Thursday, January 31st, 2013
0 Comments

Hanbalyo Meherka Khaalid Sacad Muuse Iyo Isra Xassan Maxamuud

Hooyo Sahra Xaashi Muuse, Amaal sacad muuse iyo saygeeda saaq sacad muuse iyo xaaskiisa,Hoodo sacad muuse, Cabdi kariim sacad muuse iyo xaaskisa, Maxamed sacad muuse iyo xaaskiisa, Ibraahim sacad muuse iyo xaaskiisa. More...

By info On Thursday, January 31st, 2013
0 Comments

Xornimada Iyo Gunimadda, By Omer Suleiman Ali Qaybtii Labaad

Ka hor inta aanan ka hadlin gumaysiga waxaan doonayaa in aan wax ka taabto xukumidda. Xukun حكم waa erey afka Carabiga ka soo jeedaa in kasta oo ay ila tahay in uu yahay af Soomaali. Culumada luqadduna waxay More...

By info On Wednesday, January 30th, 2013
0 Comments

Sidee ayuu Uga hadlay Madaxweyne Siilaanyo Dhawaaqa Britain Ee Xaalada Somaliland, Aqoonsiga Maraykanka Ee Dawlada Somalia, Dhaliilaha Lagu Xanto Iyo Qorshihiisa Ku Waajahan Mustaqbalka Qaranimada

Hargeysa(ANN)”Dawlada Somalia iyo dadkeeda waxaynu ka rajaynaynaa inay garwaaqsadaan inaynu u tashanay masiirkii ummadeena xaqna u leenahay, mana jirto cid jujuubi kartaa.  More...

By info On Wednesday, January 30th, 2013
0 Comments

Taliyaha Booliska Somalia Oo Sheegay In Weerarada Al-shabaab Aanay Waxba U Dhimayn Amaanka Muqdisho

Muqdisho(ANN)Taliska Ciidanka Booliska Somalia ayaa sheegay in aanay wax saamayn ah ku yeelanayn ammaanka Magaalada Muqdisho  weerarada Ismiidaaminta ah ee Al- Shabaab ay ku soo qaadaan Gudaha Magaalada Muqdisho. More...

By info On Wednesday, January 30th, 2013
0 Comments

Al-shabaab Oo Weerartay Ciidamada Ethiopia iyo Kuwa Dawlada Ee Ku Sugan Baydhabo

Baydhabo(ANN)Al Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Bar Kontarool oo Ciidamada dolwadda  ay ku leeyihiin  Magaalada Baydhabo Gaar ahaan deegaanka loo yaqaanno Goof Gaduud  ee Gobolka Bay, iyadoo ay ciidamo Ethiopian More...

By info On Wednesday, January 30th, 2013
0 Comments

Shacbiga Somaliland Oo Debedbaxyo Ku Muujiyay Dareenkooda Dhawaaq Kasoo Baxay Dawlada Briatan Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhexqaaday Dadka Isu Soo Baxay

Hargeysa(ANN) Kumanaan dadweynaha ku dhaqan magaalada Caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa maanta isu soo baxay shaaracyada waaweyn ee magaalada Hargeysa, iyagoo dareenkooda ka bixinaya dhawaaqa dawlada Britain More...

By info On Wednesday, January 30th, 2013
0 Comments

“State Of Union Address – Joint Meeting Of Somaliland Parliament” President Silanyo Speech

“In the name of Allah the most merciful the most gracious: Thanks to Allah, prayers and peace be upon his prophets and messengers.  More...