Muqdisho(Arraweelo News Network) Baarlamaanka Soamalia ayaa maanta yeelanaya fadhi la doonayo in codka kalsoonida loo qaado raysalwasaha Cabdi Faarax
Shirdoon (Saacid), Kadib Markii Khilaaf U Dhexeeyay Isaga Iyo Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo mudooyinkii u danbeeyay u dhexeeyay sababyay in loo gudbiyo baarlamaanka.