araweelonewsMuqdisho(Araweelo News Network)Qarax weyn ayaa gilgilay wadada Maka Al Mukarama oo ah ta ugu mihiimsan magaalada Muqdisho ee ugu mashquulka badan. Kadib markii qaraxaa lagu xidhay Solar ku xidhan Laamiga oo

 

lamarkeedu yahay (Panel 14), taas oo ka mid ah laydhadhka ifiya wadadaa oo ay joogaan ciidamada ugu badan ee AMISOM.
Warar hordhaca ayaa sheegaya in qaraxaasi uu geystay khasaare xooggan, isla markaana uu sababay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo ilaa hadda inta la ogyahay in ku dhinteen dhawr qof, isla markaana uu qaraxu khasaare gaadhsiiyay agagaarka jidkaa oo xiliggaa si weyn u mashquulsanaa.
info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *