Laasqoray(Araweelo News Network) Booqasho taariikhi ah oo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku tegey Magaalada xeebta ah ee Laasqoray ayaa ka cadhaysiisay
maamulka Puntland.
Halkan ka Daawo Madaxweyne Siilaanyo oo dhex lugaynaya Laasqoray iyo dadka deegaanka oo caleemo qoyan kusoo dhoweeyay.