-
Published On: Thu, Aug 7th, 2014

Dhallasho Lagu Farxay Aabbe Farxaan Cali Sallaad Iyo Hooyo Safiya C/llaahi Nuux Oo Wiil Ugu Dhashay Guri-Ceel oo ka Tirsan Gal-guduud

Smiley face
Share This
Tags

Dhalsho Farax Ah, Aabbo-Siciid Nuux Cumar Iyo Hooyo-Xalwo Oogle Nuur Iyo Dhammaan Reer Siciid Nuux,
Adeer-Abokor Nuux Cumar Xaaskiisa iyo Carruurtiisa

Eeddo-Xaali Nuux Cumar Iyo Carruurteeda

Eeddo-Khadra Nuux Cumar iyo Carruurteeda

Eeddo-Zahra Nuux Cumar iyo Carruurteeda

Hooyo-Dahaba Daahir Diiriye Dhammaan Ilma C/laahi Nuux Iyo Xaasaskooda
& Carruurtooda

Dhammaan Reer Cumar Cigaal iyo dadka magacyadoodu halkan ku xusanyaihiin, waxay Hanbalyo u dirayaan  Aabbe Farxaan Cali Siciid Iyo Hooyo Safiya C/llaahi Nuux oo Wiil ugu Dhashay Gobolka Dalguduud Degmada Guri-Ceel,  Wiilkaa oo loo bixiyey Maxamed-farxaan Cali Salaad, waxannu Eebbe uga baryaynaa in uu noqdo wiilkaasi kii soo bar-baara Diintiisa, Dalkiisa iyo Waalidkiisana anfaca.

Aamiin Aamiin Aamiin.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>