Hanbalyo Aroos Wacan, Dr. Xassan Cali Buraale iyo Niciima Cabdi AxmedAgaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Xasan Cabdi Madar Maareeyaha Xafiiska Sama-walka Madaxtooyada
Jamhuuriyada Somaliland  Marwo: Aamina Maxamuud Diiriye

 

Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada Mudane Abshir Xasan Xaashi
Agaasimaha Munaasibaadka Madaxtooyada Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi)
Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada Maxamed Xirsi Xasan (Digaale) iyo Dhamaan La-taliyeyaasha Madaxweynaha JSL & sidoo kale Dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Madaxtooyadu waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan CALI MAHDI XUSEEN IYO HODAN AXMED JAAMAC (Hodon Alyoos) oo Meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 15/12/2011.
Dhamaan Bahda Wasaaradda Madaxtooyadu waxay leeyihiin Noqda kuwii Aqal galkoodu soo degdego ee kala hela Ubad khayr qaba oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca.

AAMIIN     AAMIIN     AAMIIN

Sidoo kale

Hambalyo Meher Wacan

Caabi Qodax Geedi
Muuse Yuusuf Maxamed (Muuse Waasac)
Siciid Xirsi Muuse (Afmadow)
Cismaan Cumar Nuur (Indhacase)
Cabdi Jaamac Samatar (Cabdi qoolay)
Ismaaciil Xasan Guray
Maxamed Caydiid Xanash
Idiris Caateeye Faahiye
Cabdi Maxamed Xasan Ilkacase
Dalays Shire Faarax iyo Caruurteeda
C/raxmaan Yoonis Maxamuud (Suldaanka) iyo
Dhamaan Ciidanka Illaalada Madaxtooyada JSL, iyo Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay Hambalyo u dirayaan Hodan Axmed Jaamac iyo Sayigeeda Cali Mahdi Xuseen oo Meherkoodu ku qabsoomay Magaalada Hargeisa 15/12/2011.
Dhamaan Dadkani waxay Leeyihiin noqda kuwii isku raga ee kala hela Ubad khayr qaba kuna noolaada Bashbash iyo barwaaqo.
sidoo kale Shaqaalaha iyo hawlwadeenada shebekadda Araweelonews, waxay hanbalyo u dirayaan Meherka CALI MAHDI XUSEEN IYO HODAN AXMED JAAMAC (Hodon Alyoos) oo Meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 15/12/2011. waxayna  leeyihiin Noqda kuwii Aqal galkoodu soo degdego ee kala hela Ubad khayr qaba oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca.

AAMIIN     AAMIIN     AAMIIN

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *