Gacal Iyo Sokeeya Guurkiina Lagu farax, Hanbalyo Arooska Mr.  Siciid Maxamed Xaaji Maxamuud (Siciid Baradho) iyo Khadra Xaashi Aw Cabdi  Sahra Ismail Kabawayne iyo Caruurteeda oo kala ah Farxiya Cali, C/shakur Cali, Moh’ud Cali, Kayse Cali, Mohamed Ismail Kaba-wayne iyo Caruurtiisa, Caasha Ismail Kaba-wayne iyo Caruurteeda, Canab Ismail Kaba-wayne iyo Caruurteda,

Khadra Ismail Kaba-wayne iyo Caruurteeda, Maryan Ismail Kaba-wayne iyo Caruurteed, Aden Ismail Kaba-wayne iyo Caruurtiisa, Amina Ismail Kaba-wayne iyo Caruurteed, Nadifo Ismail kaba-wayne iyo Odaygeeda Maxamed Cali , iyo Ilma Mohamud Farah oo kala ah Xaliimo,Yonis, Xayaad iyo C/qaadir.

Dhamaan dadkaasi waxaay hanbalyo iyo boogaadin aan lasoo kobikarin  Hawadda u marinayaan Boqorka iyo boqoradda

Dr. Xassan Cali Buraale iyo Niciima Cabdi Axmed

oo arooskoodu kadhacay Magaaladda Hargeysa waxayna leeyihiin noqda qoyskii isku waara, ubad khayr      qabana kala hela

Amiiiiiiiiin-Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin-Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Hanbalyo Aroos Wacan

Dhamaan Macalimiinta, Ardayda, Maamulka iyo Shaqaalaha kale ee ka Halgala Kuliyadda waxbarashadda ee SIDAM College waxaay hanbalyo iyo boogaadin aan lasoo kobi karin hawadda u marinayaan Boqorka iyo Boqoradda

Dr. Xassan Cali Buraale iyo Niciima Cabdi Axmed

oo arooskoodu kadhacay Magaaladda Hargeysa waxayna leeyihiin noqda qoyskii isku waara, ubad khayr qabana kala hela

Amiiiiiiiiin-Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin-Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *