Gudoomiyaha Wargeysa OGAAL Md. Cabdiwali faarax Jaambiir, Gudoomiyaha Wargeyska

SAXAFI Cabdifataax Caydiid, Tafatirada Wargeysak Haatuf Axmed Cali Cige, Gudoomiyaha Wargeysa Geeska Afrika Kamaal Axmed Cali, Tafatiraha Geeska Afrika Maxmed Raboo, Tafatiraha Jamhuuriya Maxmed Cumar Cabdi (Ciro), Taftiraha Wargeysaka Foore Cabdiqaadir Aadan Carab, Gudoomiyaha Waaheen Maxamuud Cabid Jaamac (Xuuto), Tafatiraha Wargeysa Saxansaxo Saleebaan Ibraahim Xaashi  Agaasmiha Talfishanak HCTV Maxmed CabdiSheekh (Ilig), CabdiQani Xuseen Baynax, Xamse Cali Bulbul.
Dhaamaan Masuuliyiintaasi waxa ay Hambalyo  Meher   Wacan u dirayaan Boqorka Iyo Boqorada:-
Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilka Case)
Iyo
Asma Maxamuud Xasan
Oo  Meherkoodu 13/10/2011  ka qabsoomaya Magaalada Hargeysa waxanay ILAHAY ugu baryaan inay aqal galkooda ku gaadhaan Bash Bash iyo Barwqaaqo.
Aaamin Aamiin Aamin.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *