407719_300989126671786_1708456319_nXildhibaan Jaamac Ismaaciil  Cagga-yare oo ka mid ahaa musharixiinta Golaha Deegaanka Hargeysa uga  Sharaxnaa ururka Rays, ayaa sheegay inaanu  jirin wax tanaasul ah oo uu ka sameeyay xubinimadiisa inuu ka mid noqdo golaha deegaanka Hargeysa, kadib markii

 

warbaahinta qaarkood shaaciyeen inuu ka tanaasulay xubinimada golaha deegaanka Hargeysa.

Xildhibaaan Cagga-yare waxa uu sidaa ku sheegay qoraal uu caawa warbaahinta siiyay, wuxuuna qoraalkiisa ku yidhi, sidan:- 
“Anigoo ah ah xildhibaan ismaaciil jaamac xirsi cabdi kana soo baxay ururka reys lambarkeyguna yahay 512 waxaan qoraalkan ku cadaynayaa in aaney jirin wax tanaasul ah ama aan damac sanahay .

Waxaan halkan ku beeninayaa warqadaha been abuurka ah ee leyga baahiyey qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegaya in aan tanaasulay waxaanan aaminsanahay in warqadaasi ay ka dambeeeyeen baahintooda dad u jeedo gaar ah ka leh .

Waxaan marlabaad cadaynayaa in aanan arag, saxeexin islamarkaasna  ka warqabin warqadaasi marka laga reebo in aan ku arko warbaahinta qaarkood.

Waxaan ka codsanayaa maxkamada gobolka hargeisa iyo komishanka doorashooyinka in aaney duudsiyin xuquuqdayda muwaadinimo iyo ta dastuurka JSL.” ayuu ku yidhi Cagga-yare qoraalkiisa.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *