-
Published On: Sun, Sep 9th, 2012

Xaaji C/kariim (Cabdi Waraabe) Oo Diyaar Khaas Ah Lagu Qaaday Kadib Markii Xaalad Caafimaad Soo Waajahday

Smiley face
Share This
Tags

Hargeysa(ANN) Xaaji Cabdikariim  Xuseen (Cabdi Waraabe), oo ka mid ah Odayaasha Ruug cadaaga ah ee Guurtida  Somaliland, isla markaana kasii jooga Odayaasha dhismaha  Dawladnimada Somaliland  iyo nabada doorka weyn kasoo qaatay, ayaa maanta loola cararay cusbitaal debedeed. kadib

markii  xaaladiisa Caafimaad halis gashay.
Xaaji C/kariim Xuseen oo labadii maalmood ee u danbeeyay ku xanuunsanayay gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa, ayaa maanta Diyaarad khaas ah loogu qaaday dhinaca dalka Djibouti, iyadoo xukuumadda Somaliland u dalbatay diyaaradaa. sidaana loogu diray dhakhtar debedeed.
Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal).

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>