Hanbalyo Ciidal Udxa Maxamed Muxuyadiin Abu- Camaar oo ah Ganacsade, wuxuu Munaasiabada Ciidal Udxa  hanbalyo u dirayaa Madaxweynaha

Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), marwadiisa  iyo Madaxweyne Xigeenka  Somaliland C/raxmaan C/llaahi  Ismaaciil (Saylici) iyo dhamaan shacbiga Somalialnd  iyo ummmada Islaamka meel walba oo ay joogaan, wuxuuna Illaahay uga baryayaa inuu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo bash-bash, isagoo u rajayeeyey inay guulaha horumarka dhinaca dhaqaallaha iyo dhinaca doorashooyinka iyo Dumuqraadiyada ka hana qaaday  Somaliland noqoto mid midha dhal ah oo ay shacbiga Somaliland helaan wixii ay usoo halgameen iyo mustaqbal wanaagsan.  Sidoo kalena  u rajaynayay  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),  inuu ku guuleeyo illaahay Dedaalka uu ugu jiro sidii uu uga midha dhalin lahaa qadiyada Somalialnd.
Maxamed Muxiyadiin Abu-Camaara

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *