Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cismaan Geel-jire, waxa uu maanta masuuliyiin cusub u magaacay, hay’adaha warbaahinta xukuumiga ah ee hoos yimaada Wasaarada warfaafinta.

 
Wasiirka wafraafinta oo aan si rasmi ah u soo saarin degreetada uu ku magacaabay xilalka masuuliyiinta,  balse waxa uu kulamo gooni gooni ah la yeedhay masuuliyiinta cusub ee uu magacaabay si uu uga helo go’aanka aqbalaadooda iyo inay ku qanacsan yihiin xillakaas.
 
Masuuliyyinta cusub ee wasiirku magacabay oo dhammaantood ah masuuliyintii idaacadii mucaaridka ahayd ee Horyaal, waxa ay magacayadooda iyo xilalkoodu kala  yihiin sidan.
 
Agaasimaha Maandeeq Media Group.
Maxamed Cismaan Mire (Sayid).
Agaasimaha Tv-ga Qaranka. Axmed Saleebaan Dhuxul.
Agaasimaha Waaxda Warfafinta.Cabdirisaaq Maxamedd Dubad
Agaasimaha Waaxda Farsamada ee Wasaarada Warfaafinta.
Ibraahim Shiine.
Wasiirka warfaafinta ayaa xilalkoodii u daayay Agaasimihii Idaacada Hargeysa Maxamed Siciid Maxaned, Agaasimaha Wakaalada Wararka ee SOLNA Cabdilaahi Aaden Cumar (Wayab).
By,  Carraale  M. Jama  Freelance Journalist and Human Rights Activist 
Araweelonews Somaliland Office  
E-mail; Info@araweelonews.com
 jaamac132@gmail.com
 shalcaw2@hotmail.com

+252 2 442 5380

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *